Waxaan hambalyo iyo boogaadin u direynaa garsoore Omar Abdulkadir Artan oo ku guuleystay bilad sharafta Garsooraha Ugu Wanaagsan Qaaradda Afrika (CAF) ee caawa lagu bixiyay xafladda abaalmarinta Xiriirka qaaradda Afrika (CAFAwards2025).