- Sheeg macnaha magaca pakistaan?
- Waa dhulki daahirka ahaa.
- waxaad sheegtaa magaalo ku yaasha, laba qaaradood dhaxdooda?
- Waa magaalada istaanbuul.
- sheeg sanadki la-asaasay ururka ay ku mideysan yihiin dawlahada dhaxdhaxaadkaa?
- 1961-gi ayaa la aasaasay.
- Waxaad sheegtaa sanadki uu dhacay af-duubki diyaaradeed ee ugu horeeyay?
- Wuxuu ahaa 1931 gi.
- Sanadkee ayaa la bilaabay bixinta abaalmarinta Nobel peace prize?
- Wuxuu ahaa 1901 di.
- Sanadkee ayaa la aasaasay wakaalada warbaahinta ee Reuter?
- Sanadki 1851 gi.
- Goorma ayaa la-asaasay ururka midowga Africa?
- Sanadki 1963 di.
- Halkee ayey ku yaashaa xarunta ururka midowga Africa?
- Magaalada adis abab Ethiopia.
- Sanadkee ayuu mamnuucay dilka dalka faransiiska?
- Wuxuu mamnuucay 1981 gi.
- Goorma ayaa la soo saaray raadyaha?
- Sanadki 1906 di ayaa la soo saaray.
- Goorma ayaa la soo saaray shucaaca leyzarka?
- Sanadki 1958 di ayaa la soo saaray.
- Goorma ayaa la sameeyay hayada UNESCO?
- Waxaa la sameeyay 1946 di.
Wax kale noogu soodaray aqyaarey
ReplyDeleteSoo badi Kaabe Su aalah
ReplyDelete