Sheeko: Ninkii xaaskiisa webiga ku tuuray ee marki dambe xujada adag la mariyay.

 Sheeko Qosol badan Oo Kilyo Xanuun Ah

😂😂
Mid Ayaa Hada Ka Hor Masaajid Soo Galay kadibna kabihii Ayaa Laga Xaday Tuugii Ka Xadayna Masaajidku Ayuu Ku jiray Wili Wuu Is Boojeynaayay Sxbka Markii Uu Saladii Ka Baxay Ayuu Kabihii Waayay Masaajidkii Ayuu Inta Albaabka Istaagay Ayuu Dhahay "Kabaheyga Hala Keeno Hadii La Keeni Waayo Walaahi Sidii Uu Aabahey Sameeyay Ayaan Sameynaa." Tuugii Oo Albaabka U Dhawaa Ayaa Maqlay Markaasu Ku Dhahay Sxbow Kabaahaga Hoo Waa Kuwaane Wana Ku Qaldamaye. Markii Banaanka Loo Baxay Ayaa La Weydiiyay Sxbkaa Sxbow Aabaahaa Muxuu Sameeyay? Ku Lahaa " Aabahey Kaba La'aan Ayuu Iska Baxay




Sheeko yaroo qosol badan.


Hada kahor wiil xoogaa dabaal iska ah ayaa gabar aan asiga waxba dhaamin jeclaaday, kadibna lambarkeeda ayuu helay.
Wiilkii gabadha maalinkasta wuu wacaa wuuna dhibaa, balse waxba uma sheegto.
Maalintii dambe markii gabadhii qaati ka istaagtay ayay lambarkii iska badashay oo sameysatay lambar cusub.
Habeenkii dambe ayay lambarkii cusbaa message uga soo dirtay ayadoona usoo qortay; "doqonow lambarkeygii hore waan iska badalay ee intee hada kadib iga dhibee?" 🙄
Markaas ayuu ugu soo jawaabay "saa ku keenaba kii keeno ayaan ahay"








5 Comments

Previous Post Next Post