Trent neeftiisa aad baay u hooseysaa dhibaatooyin jireed ayuuna la daala dhacayaa!
Ma samayn doono tababarka caadiga ah ee kooxda.
Wuxuuna samaynayaa mini pre-season (tababar gaar ah oo dib loogu dhisaaya jirkiisa).
2. VO₂max-kiisu aad buu u hooseeyaa
VO₂max waa inta oksijiin ee jirkaaga isticmaali karo marka aad dadaal xooggan ku jirto sida orod ama xarbi.
Trent heerkiisu wuxuu ka hooseeyay kan ciyaaryahanka heerka sare ah.
Taasi waxay ka dhigtay inuusan si fiican u sameyn karin:orod joogto ah,
Qorshe tababar oo gaar ah iyo maalmo ayaa la siiyay si uu u sameeyo tababar:kordhiya oksijiinta jirkiisa isticmaalo,ka caawiya inuu si degdeg ah u soo kabsado(soo laabto) inta lagu jiro ciyaarta,kuna diyaariya inuu sameeyo orodyo gaagaaban oo xoog leh (0–6 ilbiriqsi), kubbad la’aan ama asoo kubbad wata.
Orodyada dheer ee 15–30 ilbiriqsi
Wuxuu samayn doonaa orodyo u dhexeeya 15 ilaa 30 ilbiriqsi oo degdeg ah,
ka dibna wuxuu nasan doonaa wakhti la mid ah intuu orday.
Tababarkan wuxuu u dhisayaa:inuu adkaysi lahaado,awood uu orod degdeg ah ku sameyn karo ama uu ku celcelin karo,
