“Waxaan u aaday Sacuudiga si aan u helo lacag, laakiin taas waxaan u sameeyay si aan lacagta ugu adeegsado caawinta dadkayga. Waxaan ka dhashay qoys aad u sabool ah, gurigeenna xitaa musqul ma lahayn, hal mar oo keliya ayaana maalintii wax la cuni jiray.
Waxaan dhisay in ka badan 40 maqaaxi oo dadka masaakiinta ah si bilaash ah wax loogu siiyo, waxaana furay in ka badan 50 isbitaal oo loogu talagalay dadka aan awoodin lacagta daaweynta.
Ilaahay ha badiyo kuwa adiga oo kale ah, haka dhigo guushaada mid sii socota.
