Erling Haaland
wuxuu ku wajahan yahay Koobka Adduunka
16
gool ayuu u dhaliyay Norway 8 ciyaarood oo isreeb-reebka ah, isaga oo kaalinta koowaad ka galay gooldhalinta Yurub
Hadda wuxuu haystaa 32 GOOL oo uu ka dhaliyay 19 kulan xilli-ciyaareedkan, naadi iyo qaranba…
Ninka nuucaan ah waa Ballon D’or soconaya markaad eegto wax qabadkiisa lkn waxaan kula talin lahaa Man city ku qaadi maysid ee REAL MADRID iyo BARCELONA midkood tag waan hubaa sanadka koowaad waad dafaysaa iga qora midaa.