Boqortooyada Sacuudiga ayaa ogolaatay in Khamriga lagu iibiyo sacuudiga isla markaana waxaa loo ogolaaday Dadka aan Muslimka ahayn ee haysta oggolaanshaha deggenaanshaha waxay hadda ka iibsan karaan khamriga dukaamo ruqsad la siiyay oo ku yaalla magaalada Riyadh .
Mas’uuliyiintu waxay sheegeen in tani qayb ka tahay dib-u-habeynta dalka iyadoo
Muslimiinta dalkaasi uu mamnuuc ka yahay sidoo kalle dadka ayaa loo sheegay inaan lagu cabbi karin meelaha ay dadku isugu yimaadaan
dhawaan uu sucuudigu u ogolaatay maal gashadayaasha shisheeye inay maal gashadaan dalkiisa taasoo lagu macneeyay inuu tartan dhinaca maalgashiga ah la galayo imaaraadka carabta
