Hanasign Printing Center

 

Hanasign Printing Center

Background

Hanasign Printing Center waa shirkad casri ah oo bixisa adeegyo daabacaad iyo branding tayo sare leh. Shirkaddu waxay ku takhasustay daabacaadda boorarka, boxlights, brochures, ID cards, stickers, billboards, 3D signs, iyo dhammaan adeegyada la xiriira advertising iyo printing. Hanasign waxay diiradda saartaa hal-abuur, tayo, iyo adeeg degdeg ah si ay ugu adeegto ganacsiyada iyo bulshada.

Vision

Inaan noqono shirkadda ugu hormarsan uguna lagu kalsoon yahay ee daabacaadda iyo branding-ka gudaha Soomaaliya iyo Bariga Afrika.

Mission

  • Inaan bixino adeegyo daabacaad oo tayo sare leh
  • Inaan macaamiisha siino naqshado hal-abuur leh oo casri ah
  • Inaan ku shaqeyno xawaare, daacadnimo, iyo adeeg wanaagsan
  • Inaan taageerno koboca ganacsiyada iyada oo loo marayo advertising tayo leh

Core Values

  • Tayo (Quality)
  • Daacadnimo (Integrity)
  • Hal-abuur (Creativity)
  • Adeeg Degdeg ah (Fast Service)
  • Kalsooni Macaamiil (Customer Trust)
  • Wadashaqeyn (Teamwork)
  • Horumar Joogto ah (Continuous Improvement)




1 Comments

  1. Waa shirkada Daabacaada Guud Waxaad Ka heylaa waxaweliba

    ReplyDelete
Previous Post Next Post